Galmudug oo ku kala qeybsantay habraaca doorashooyinka ee dowladu soo saartay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug ee fadhigiisu yahay Magaalada Cadaado ayaa sheegay in kulan ay yeesheen Xildhibaanada Galmudug iyo guddoonkooda ay soo dhaweeyeen habraaca doorashada Dowlad goboleedyada oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya. Cali Gacal Casir ayaa ku eedeeyey Maamulka Puntland iyo qaar ka mid ah Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka inay wadaan faragelin ay … Continue reading Galmudug oo ku kala qeybsantay habraaca doorashooyinka ee dowladu soo saartay